Page 1 of 9
CSD Pre-K Survey - Somali
Ma haysataa ilmo hadda ka diiwaangashan
barnaamijka Pre-K ee CSD?
*
A
Haa
B
Maya
Ma haysataa ilmo aan weli la diiwaangelin oo aad ka
fikirayso inaad ku darto barnaamijka Pre-K ee CSD?
*
A
Haa
B
Maya
Ma haysataa ilmo ka diiwaangashan barnaamij
Pre-K ah oo aan CSD ahayn?
*
A
Haa
B
Maya
Ma haysataa ilmo dhigta fasallada K-12 oo hore uga
qaybgalay barnaamijka Pre-K ee CSD?
*
A
Haa
B
Maya
Ma haysataa ilmo dhigta fasallada K-12 oo aan ka
qaybgelin barnaamijka Pre-K ee CSD?
*
A
Haa
B
Maya
Haddii xaaladaha kor ku xusan midkoodna aanu
ku khusayn, si kooban u sharax xaaladda
qoyskaaga ee la xiriirta barnaamijka Pre-K ee
CSD.
Next