Soomaali: Waxaan baarayaa in koorso Ingiriisi ah oo online ah, oo lagu baro Af-Soomaali, ay dadka Soomaaliyeed u fiicnaan lahayd iyo in kale. Qof ku hadla Soomaali iyo Ingiriisi si fiican ayaa horumarinaya, isagoo ka shaqaynaya in barashada Ingiriisiga ee tayada leh ay noqoto mid dhammaan Soomaalida meel kasta ay joogaan heli karaan oo ay awoodi karaan. Sahankani waa cilmi-baaris oo keliya. Waxa uu qaadanayaa ku dhawaad 3 daqiiqo, jawaabaha runta ahna aad bay iigu waxtar badan yihiin.
English: I am researching whether an online English course taught through Somali would be useful to Somali speakers. It is being developed by someone fluent in both Somali and English, working towards making quality English learning accessible and affordable for Somalis everywhere. This survey is for research only (no sign-up, no payment). It takes about 3 minutes, and honest answers, including "no", are the most helpful.
Fadlan si daacad ah u jawaab. Qiimaha aad runtii awoodi karto ayaan rabaa inaan ogaado. / Please be honest. We want to know what you could realistically afford.