Page 1 of 1

Diaspora Investment Readiness Survey

Codkaagu waa muhiim / Your voice matters (~4 minutes, 20 questions)

Waxaan dhisaynaa hab cusub oo Soomaalidu ku lahaan karto tamar cadceed — mashaariic shati leh oo dalka dhexdiisa ah. Su'aalahani waxay qaadan doonaan ilaa 4 daqiiqo. Ma jiraan jawaabo qaldan. Aragtidaadu waa muhiim.

We are building a new way for Somalis to own solar energy — licensed projects inside the country. This takes about 4 minutes. There are no wrong answers. Your view matters.
Jawaabahaagu waa qarsoodi. Ma weydiinayno magacaaga, telefoonkaaga ama cinwaankaaga, mana keydineyno IP-gaaga ama aladaada. Waxaan wadaagi kartaa natiijooyin guud (tusaale "60% ayaa yiri haa") — weligeen wadaagimeyno jawaabtaada shakhsiga ah. Waad joojin kartaa mar kasta.

Your answers are anonymous. We do not ask your name, phone number or address, and we do not store your IP or device. We may share general results (e.g. "60% said yes") — never your individual answers. You can stop at any time.
Su'aalo ku saabsan xogtaada? / Questions about your data? contact@dalkacapital.com

Waan fahmay in jawaabahaygu ay yihiin kuwo qarsoodi ah oo loo isticmaali doono kaliya cilmi-baaris. Ma bixinayo lacag, mana galayo wax ballanqaad ah.
I understand my answers are anonymous and used only for research. I am not paying or committing to anything.

A
B

Qaybta A — Astaanta / SECTION A — Profile

Waa qaybtee da'daadu? What is your age group?

A
B
C
D
E

Waddenkee ku nooshahay? Which country do you live in?

A
B
C
D
E
F
G
H

Qaybta B — Caadooyinka hadda / SECTION B — Current habits

Qiyaas ahaan immisa ayaad sanadkii Somalia u dirtaa? Roughly how much do you send to Somalia per year?

A
B
C
D
E

Ma kaydisaa lacag si joogto ah, ka sokow tan dalka loo diro? Do you currently save money regularly, separate from what you send home?

A
B
C
D

Halkee ayaad ku haysaa inta badan kaydkaaga? Where do you currently keep most of your savings?

A
B
C
D
E
F
G
H

Maxaad u kaydinaysaa? What are you currently saving for?

A
B
C
D
E
F
G
H

Markaad lacag dheeraad ah haysato, maxaa marka hore ku qarash gareynaysaa? When you have extra money, what usually comes first?

A
B
C
D

Yaa inta badan go'aamiya sida lacagta la diray loo isticmaalo? Who usually decides how sent money is used?

A
B
C
D
E

Qaybta C — Diyaargarowga maalgelinta / SECTION C — Investment readiness

Ma haysataa lacag aad maalgelin karto oo aan ahayn tan qoyska loo diro? Do you have money you could invest, separate from what you send to family?

A
B
C

Ka fakar lacagta aad dalka u dirto ama u diri karaysid. Sidee sifiican uu tilmaameyso sida aad jelaan lahayd in loo isticmaalo? Think about the money you send or could send home. Which best describes how you'd want to use it?

A
B
C
D
E

Haddii ay jirto fursad aad ku lahaan karto saami ka mid ah mashruuc tamar cadceed oo shati leh oo Soomaaliya ku yaal, sidee u xiisayn lahayd? If you could own a share of a licensed solar energy project in Somalia, how interested would you be?

A
B
C
D

Sectorka aad doorbido inaad maalgeliso? (dooro laba) Which sectors would you most want to invest in?

Maxaa kaa hor istaagi kara inaad maalgeliso? (dooro dhammaan kuwa ku khuseeya) What would hold you back from investing?

Muhiim ma kuu tahay in maalgelintu raacdo mabaadi'da maaliyadda Islaamka (ribo la'aan)? Is it important to you that any investment follows Islamic finance principles (no interest)?

A
B
C
D

Qaybta D — Fariinta (Framing test) / SECTION D — Framing test (A/B)

Variant A — Ownership:
Lahaaw saami tamarta iftiiminaysa dalkaaga hooyo, korontada ay qoyskaagu horeba uga bixinayeen 50 ilaa 125 senti halkii unug. Adigu waxaad tahay milkiile, ma tihid deeq-bixiye.
Own a share of the power lighting your homeland — the electricity your family already pays 50–125¢ per unit for. You are an owner, not a donor.

Variant B — Aid/support:
Ku taageer helitaanka tamarta Soomaaliya. Ka qayb qaado sidii koronto loo gaarsiin lahaa bulshooyinka u baahan. Ka qaybqaado inaad taageerto horumarka iyo koboca dalkaaga hooyo.
Support energy access in Somalia. Help bring electricity to communities that need it. Your contribution supports development back home.

Farriintee ayaa si weyn kuu taabanaysa? Which message speaks to you more?

A
B

Markaad akhriday qoraalka kore, intee le'eg ayaad diyaar ugu tahay inaad maalgashato? After reading the above, how ready are you to invest?

A
B
C
D

Qaybta E — Cabbirka maalgashiga & kalsoonida / SECTION E — Ticket size & trust

Haddii aad maalgeliso, immisa ayaad ku bilaabi lahayd? If you invested, what amount would you start with?

A
B
C
D
E
F
G
H

Calaamadaha kalsoonida ee noocee ah ayaa ku qancin lahaa? (dooro saddex) Which trust signals would most reassure you?

Faa'iidada la filayo, sidee ayaad doorbidaysaa in lagu tuso? How would you prefer expected returns to be shown?

A
B
C

Sidee kalsooni ugu qabtaa qorshahaaga maaliyadeed? How confident do you feel about your own financial planning?

A
B
C
D

Gunaanad / CLOSING

Wax kale oo aad nala wadaagi rabto? Anything else you want to tell us?

Ma rabtaa inaan kula soo socodsiino fursadaha mustaqbalka? Iimaylkaaga halkan ku qor. Tani waa ikhtiyaari, jawaabahaaga kore lama tixgelinayo.
Want to hear about future opportunities? Leave your email here. This is optional and is not linked to your answers above.